Barashada Unix/Linux

Learn sida loo isticmaalo Unix/Linux commando!

Barashada Unix/Linux
Barashada Unix/Linux

Barashada Unix/Linux free download

Learn sida loo isticmaalo Unix/Linux commando!

Ma doonaysaa in aad baratid cilmiga Unix ama Linux? kooraskan waxa aad ku baran doonta sida loo maamula Unix/Linux system. Lagaagama baahna in aad aqoon hore ama hore ayaad ugu soo shaqaysay, ta kaliya ee lagaa rabtaa waa in aad rabtid in aad wax cusub baratid.


Waxa aad kooraskan ku baran doontaa: 


  1. Faham qaabka uu u dhisan yahay Nidaamka Unix/Linux.

  2. Baro sida loo sameeyo loosoo dejiyo virtualbox kaaso oo inoo suurto galin doona in aan ay samayn karno virtual environment.

  3. Sida loo dejiyo gareeyo Ubuntu Operating system.

  4. Baro sida loo isticmaalo line Commando.

  5. Baro sida loo maamulo  Unix/Linux adiga oo isticmaalaya amarro fudud oo yar!

  6. Baro sida loo abuuro, wax looga beddelo oo loo habeeyo faylasha.

  7. baro sidaad ogolooasho u siin lahayd faylasha iyo foldharada.

  8. Sida loo isticmaaho SSH oo aad computer meel kale yaala aad ku maamuli karto.


Yaa koorsadan loogu talagalay:


  • Kooraskan waxa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu ku bilaabo isticmaalka Linux.

  • Waxa kale ee loogu talagalaya qof kasta oo rabo in uu shaqo bilaabo taas oo Unix ama Lunix uu ku shaqayn doono.

  • Waxa kale ee loogu talagalaya  isticmaalayaasha Windows ama Mac ee raba inay u haajiraan system-ka Unix/Linux laakiin aan aqoonin sida ay Linux ku  bilaabi lahaayeen.